Soomaaliya oo 33 sano kadib caawa gaartay guul weyn oo taariikhi ah (Akhriso)

Wasaarada gaadiidka iyo Duulista hawada Somalia ayaa shaacisay in caawa, 26/01/2023, 00:01am xiliga geeska afrika ay maamulka Hawada Soomaaliya isu bedeli doontaa (CLASS A airspace) oo ah heerka ugu sareeya maamulka Hawada uu dal leeyahay. Tani waxay imaanaysaa 30 sano kadib oo looga shaqaynayey heerka ugu hooseeya ee CLASS. Wasiirada gaadiidka iyo Duulista hawada Fardowsa … Continue reading Soomaaliya oo 33 sano kadib caawa gaartay guul weyn oo taariikhi ah (Akhriso)